(Sawirro) Wafdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia oo gaaray Xudur

Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Sheekh C/raxmaan iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool. Mursal ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiirka xannaanada Xoolaha, Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka, Wasiiru Dowlaha Xafiiska RW iyo Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamanka Soomaaliya. Waxaa guddoomiyaha Garoonka Diyaaradaha … Continue reading (Sawirro) Wafdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia oo gaaray Xudur